Waa maxay Shukaansiga?

Shukaansiga waa sheeko ama wadahadal dhex mara gabar iyo wiil da'doodu u dhaxayso 15 sanno iyo wixii ka weyn ama  naag iyo nin kuwaasoo raba inay is-guursadaan mustaqbalka ama markii ay u suurtagasho?

Shukaansiga waxuu ku wannaagsan yahay inay dadka qaangaaray is-shukaansadaan si u arkaan nolosha dhabta ah isla-markaasna ay kala helaan u bad khayr qaba.

Dowladda Dimuquraadiga ee Soomaaliya waxay boggan ugu talagashay inay da' yarteeda iyo arrimaha mustaqbalkooda la socoto ayadoo ka waaninaysa waxyaabaha foosha xun ee khilaafsan Diintooda iyo dhaqankooda soo jireenka ah.



 


 


|Guriga| |Ku Saabsan| |Is-diwaangelin| |Shukaansiga| |Guurka| |Nagala Soo Xiriir| |Shukaansi/Guurka?|
Guriga
Ku Saabsan
Is-diwaangelin
Shukaansiga
Guurka
Nagala Soo Xiriir
Shukaansi/Guurka?
e-mail me