Arrimaha Shukaansiga Iyo Guurka waa xaalad furan oo ay ka dhaxayn karto lab iyo dhedig kuwaas oo qaangaaray ama u dhexeeya 15 jir ilaa iyo intii aad hawlsha ka qaban wysid. Dowladda Soomaaliya waxay ugu talagashay dhalinyaradda iyo dadka guur-doonka ah si ay ugu wada xiriiraan hannankan casriga ah ee ay dadku ku wadahadli karaan ayagoo kala jooga duniddan dacaladeeda.

  • Wixii ka yar 15 jir waa ka mamnuuc boggan iyo hawlaha loogu talagalay
  • Wixii sawiro qaaqaawan ama isha qabanayso waa ka mamnuuc
  • Wixii xad-gudub ah waa ka mamnuuc
  • Wixii xadid ama Isticmaalid magac been ah waa ka mamnuuc
  • Qofkii raba guur xalaal ah oo way u furan tahay inuu talo ama ra'yi soo jeediyo

 




 


|Guriga| |Ku Saabsan| |Is-diwaangelin| |Shukaansiga| |Guurka| |Nagala Soo Xiriir| |Shukaansi/Guurka?|
Guriga
Ku Saabsan
Is-diwaangelin
Shukaansiga
Guurka
Nagala Soo Xiriir
Shukaansi/Guurka?
e-mail me